Wasiir Ka Tirsan Jubbalanad Oo Muqdisho Lagu Qabtay

admin

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa todobaadkii la soo dhaafay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ka qabtay wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha ee Jubaland Maxamed Xasan Maxamed. Wasiirka oo damacsanaa inuu u baxo dalka dibadiisa ayaa laga reebay diyaaradii uu la socday, waxaana kadib laga qaatay baasaboorka diblomaasiga iyadoo intaas kadib diyaarad kale […]

Farmaajo oo safar ku tegaya Baraawe iyo ujeedka safarkiisa oo

admin

Madaxweynaha JFS, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Baraawe oo ah caasimadda rasmiga ah ee dowlad goboleedka K/ Galbeed Soomaaliya. Qaban qaabadii ugu dambeysay ee soo dhoweynta madaxweynaha oo uu qeyb ka yahay madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa haatan laga dareemayaa magaaladaasi. Sidoo […]

SAWIRRO: Farmaajo oo aqbalay marti-qaad uga yimid Uhuru iyo kulankii Villa Somalia oo war laga soo saaray

admin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta.   Madaxweynaha ayaa la wadaagay wafdiga Dowladda Kenya ee soo gaaray dalka muhiimadda ay leedahay ka […]

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas oo laga baarayo corona virus ka hor intuusan

admin

Cabdi wali gaas oo laga baarayo cudurka corona virus, markuu kasoo degay garoonka dayuuradaha magaalada Garoowe. Cabdi wali oo kasoo galay dibadda dalka ayaa la istaajiyay markuu kasoo degtay diyaaradda. Sawirkan wuxuu ku faafay baraha bulshada, dadka soomaaliyeed waxay isu barbardhigeen wasiiradda soprtiga Khadiija Diiriye marka ay kasoo degatay garoonka […]

Subscribe US Now