R/wasaare Kheyre oo xarigga ka jaray Garoon diyaaradeed oo ay yeelan doonto Magaalada.

admin

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha  magaalada Baraawe oo dhismihiisa la soo gabagabeeyay. R/wasaraha iyo wafdigii uu hoggaaminaayey  waxaa magaaladaasi ku soo dhoweeyey, wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa, madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen  iyo mas’uuliyiin kale. R/wasaare Kheyre ayaa si rasmi ah […]

Maamulka Koonfur Galbeed oonu guuraaya Magaalada.

admin

Madaxweynaha Maamulka KOONFUR Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisu u dhawaan u guuri doono magaalada Baraawe oo ah xarunta rasmiga ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Cabdi Casiis Xasan Mxamed (Laftagareen) ayaa warbaahinta u sheegay in dhawaan ay maamulkooda ay u guuri doonaan Baraawe, waxaa uu sheegay in wasaaradaha iyo […]

DEG DEG:-Dagaal Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb

admin

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka. Dagaalkan ka dhacay Dhuusamareeb ayaa waxaa uu sigaar u dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa nabadsugida dowladda ee halkaas ku sugan iyo […]

Dalka Talyaaniga oo gebi ahaanba bandow la geliyay!!!

admin

Dhammaan dadka ku nool Talyaaniga ayaa loo sheegay inay guryahooda ku nagaadaan xilli uu si ba’an u faafayo caabuqa Corona ee dadka badan ku laayay dalkaasi.   Waqooyiga Talyaaniga ayaa bandowga markii hore lagu soo rogay, hase yeeshee maadaama ay sii badanayaan dadka u dhimanaya xanuunka ayaa ra’iisal wasaare Giuseppe […]

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray magaalada Dhoobley

admin

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta socdaal dhinaca cirka ah ku tagay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose. Waftiga madaxweynaha oo ka ambabaxay magaaada Kismaayo ayaa waxaa ku wehelinayey safarkiisa xubno ka tirsan labada gollee ee Jubaland iyo sarakiisha ciidamada kala duwan ee Jubbaland. Madaxweynaha oo maalmo […]

Kenya “Soomaaliya Dhab kama ahan in divloogu sooceliyo.

admin

Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa lagu daabacay in dowladda Kenya ay sheegtay inay ogtahay in Soomaaliya aysan dhab ka ahayn inay dooneyso in loo soo gacan geliyo wasiirka amniga ee dowlad goboleedka Jubaland Cabdirashiid Janan, oo ka soo baxsaday Muqdisho, kuna sugan magaalada Mandhera ee gobolka […]

DAAWO:- Puntland Waa Reer Yar Oo Doonaysa In Ay Dowlad Noqoto.

admin

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ka hadlay Arimo La xidhiidha Doorashooyinka iyo Dagaaladii dhowaan Qaybo kamid ah gobolka Sanaag ku dhexmaray Ciidamada Putland iyo kuwa Somaliland, Wuxuuna si gaar ah dhaliilo ugu Jeediyey Maamulka Puntland oo uu sheegay inuu yahay Qoys doonaya […]

Subscribe US Now