DAAWO: Xildhibaan Faarax C.qaadir oo weeraray farmaajo.

admin

Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka kana mid ah kuwa aan taageersaneyn xukuumada ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya gaar ahaan madaxda dalka aysan nidaamka ku qancin Shacabka. Waxaa uu ka hadalay sababaha keenay in shirar beeloodyo ay ka dhacaan dalka gaar ahaan Muqdisho iyo Garowe waxaana […]

Ilhan Cumar oo la aqal gashay nin lagu xaman jiray

admin

Warbaahinta Fox News ee dalka Mareykanka ayaa ku soo warrantay in xildhibaanad Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, lagana soo doorta Minesota ay shaacisay inay aqal gashay. Ilhan ayaa barteeda Instagram-ka soo dhigtay sawir iyada iyo seygeed cusub ee Tim Mynett. Tim ayaa horay u ahaa lataliyaha Ilhan Cumar […]

DEGDEG: Madax fara badan oo ku qul qulaysa duleedka Magaalada.

admin

Wararka ka imaanaya deegaanka Dharkayn-geenyo oo dhacda galbeedka magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ay kusii qul qulayaan deegaankaasi wufuud badan ka kala tagay Puntland, Somaliland, dowladd deegaanka Soomaalid, qurba joog, waxgarad, siyaasiyiin iyo bulsho weyn badan si ay uga qayb galaan caleemasaarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo maanta uu […]

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Kafaalo qaaday Nolosha Qoyska. 

admin

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay -Alle ha u naxariistee- Cabdinaasir Cabdulle Gacal oo ka tirsanaa Ciidanka Militariga dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha oo dul istaagay xaaladda caafimaad ee labo wiil oo mataanaha ah oo cisbitaalkan ay ku dhashay […]

Subscribe US Now