Xukuumada Somaliya Oo Dignii u dirtay Maraakiibta  Kalluumeysta.  

admin

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Maraakiibta  sida sharci darrada ah biyaha dalka uga kalluumeysta. Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa digniin u diray Maraakiib laga leeyahay Waddamada Iiraan iyo Pakistan oo si sharci darro ah uga kalluumeysta biyaha dalkeenna. Waan uga digeyntaa maraakiibtaasi inay […]

Mooto Bajaajle lagu dilay Muqdisho

admin

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi lagu dilay darawal Mooto Bajaaj oo saaka soo shaqo tagay. Dilka darawalkaan Mooto Bajaajta ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafadda Saybiyaano ee Degmada Hodan, kadib markii shaqsi ay wada murmeen uu toogashadan gaystay. Darawalka Mooto Bajaajta & ruux watay […]

Guddoonka Qaban Qaabada Caleema-Saarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

admin

Wafdi kooban oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay wasiiro iyo xubno ka tirsan Guddigaan iyo maamulka Caasimada. Ujeedada imaanshiyaha guddigan ayaa ah qiimeyn iyo sahmin tasiilaadka loo baahanyahay […]

Cabdiwali Gaas oo Xukuumada Somaliya ku eedeeyey inay qorsheeneyso.

admin

Waxaa sii badaneysa cabsida ay Xubnaha mucaaradka ah ka qabaan waqti kororsi ay dooneyso Dowladda Soomaaliya halkii doorashada lagu qaban lahaa waqtigeeda. Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya, sidoo kalana soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay rajada laga qabo inay dalka ka dhacdo Doorasho waqtigeeda ku timaado. […]

Kiiskii ugu horeeyey ee Corona Virus oo laga helay Kenya

admin

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka halista ah ee Coronavirus oo laga helay dalkeeda. Xoghayaha Golaha Wasiirada Kenya Mutahi Kagwe ayaa Maanta oo Jimco ah xaqiijiyey in qofka laga helay cudurkaan uu yahay nin u dhashay dalka Kenya oo ka imaaday Mareykanka soona maray Ingiriiska. Xoghayaha ayaa sheegay […]

Subscribe US Now