Madaxweyne Deni oo Hogaan cusub u magacaabay gobolka.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah  maamul cusub u magacaabay gobolka Nugaal. Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa guddoomiyaha gobolka Nugaal lagu magacaabay Cawil Axmed Maxamed halka ku xigeenkiisa kowaad loo magacaabay Qaasim Maxamed Cabdi. Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka labaad More...

by abdul | Published 6 months ago
By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

DEGDEG: Dagaal hub kala duwan la isku adeegsanaayo oo ka Socda magaalada.

Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Boorama ee gobolka Awdal, ayaa sheegaya in bariga magaaladaasi uu saaka ka qarxay dagaal xoogan. Dagaalkan oo saaka ku soo waa-bariisteen dadka reer Boorama, ayaa waxa uu More...

By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

DEG DEG:Xiisad Colaadeed oo ka aloosan G.Sanaag iyo Hub urursi ka socda Ceerigaabo.  

Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xiisad culus ay maanta ka taagan tahay magaaladaasi Ceerigaabo iyo deegaanka Waqdariya ee waqooyiga gobolka Sanaag, kadib dagaalkii More...

By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo wacad kumaray in uu.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay ka hadlay munaasabada xilka uu kula wareegayay ayaa waxaa uu sheegay in maalmaha soo socda uu aoo magacaabi doono gole wasiiro oo tayo leh. Mr More...

By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

SAWIRRO: Xaaf Dowlad Somaliyeed Iyo Beel Caalam midna nama Soo Dhex-Gelin Aniga Iyo Madaxweyne Qoorqoor.

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay xilka Galmudug ku wareejiyay Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka hadlay heshiiska uu la galay Madaxda Cusub ee Maamulkaas. Xaaf ayaa waxaa uu sheegay More...

By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

Madaxweyne Waare oo sheegay inuu ku jiro xaalad Karantiil ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waareayaa iskaraantiilay sababo la xariiro caabuqa Coronavirus oo kiis ka mid wasiiru dowle ka tirsanaa Hirshabeelle ugu geeriyooday Muqdisho oo lagu baxnaaninayey More...

By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

Askar ka tirsan Ciidanka Xooga dalka  oo la sheegay in ay kufsi ka geysteen degaanka.

Askar ka tirsan ciidanka Militariga dowladda Soomaaliya, oo ku sugan degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada hoose, ayaa lagu eedeeyay in ay halkaas ku kufsadeen gabar aan weli qaan-gaarin iyo haweeney xaamil ahayd. Guddoomiyihii More...

By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

Maamulka Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Somaliland ayaa Goordhow shaacisay in Dad Cusub oo qaba Cudurka halist ah ee Coronavirus laga helay deegaano ka tirsan maamulkooda, kuwaasi oo la geeyay Xarumo dadka lagu karantiilo. Wasiirka More...

By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

Tirada Kiisaska Corona Ee Soomaaliya Oo Korortay

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, oo ka war bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19, ayaa xaqiijisay in maanta uu Isbitaalka De Martino ku geeriyooday More...

By abdul On Monday, April 13th, 2020
0 Comments

Xaaf oo si rasmiya xilka ugu wareejiyay Madaxweyne Qoor Qoor

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa xalay si rasmi ah xilka ugu wareejiyay madaxweynaha Cusub ee maamulkaas, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Munaasabad kooban oo xalay  More...