Published On: Tue, Apr 14th, 2020

Saxaafada Puntland oo bilowday Qaab cusub oo ay u gudanayan Shaqadooda.

Share This
Tags

Wariye yaal ka howlgala magaalada Boosaaso xarunta gobolka bari ayaa muujiyay Talaabo u baahan in lagu daydo taas oo ay isku ilaalinayaan shaqadoodana ku wadanayaan.

Waxaa maanta muuqatay xili ay ra’yi ururin ka sameynayeen qeybtood wariye yaasha ka howlgala magaaladaas iyagoo cod duube ku xirtay ul ka dheer hal mitir taas oo ay u jirsanayaan dadweynaha ay wareysiyada ka qaadayaan.

Iyadoo la raacayo Digniinaha Cudurka Corona ayaan u sameynay sidan, waxaa yiri mid ka mid ah wariye yaasha saaka ku howlgala Microphone-ka ku xiran usha xaaqinka ama iskoobaha.

Hoos ka daawo Muuqaal.

BOSASO VS CARONA

TOOS – Bulshada ku dhaqan Bosaso ayaa saluugaya Dadaalada dawladdu kaga hortagayso Caronavirus-ka.

Slået op af Botaan Media i Tirsdag den 14. april 2020

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>