Published On: Tue, Apr 14th, 2020

Museveni Oo kordhiyay Bandowga Uganda.

Share This
Tags

Xili mudooyinkii u dambeeyay magaalooyinka wadanka uganda ay ahaayeen kuwo ku jira xaalad bandow ah sababo la xiriira cudurka saameynta xooga badan ku yeeshay caalamka idilkiis ee Corona Virus ayaa maanta mudo kordhin kale lagu dhawaaqay,

Madaxweyne Museveni-ga dalkaas ayaa bandowga saaran dalkiisa ku kordhiyay 21 maalmood oo kale.

Wuxuu sheegay xili uu ka hadlayay warbaahinta dalkaas in tallaabadan ay ka caawin doonto dadka wadankaasi la dagaallanka Cudurka Covid19.

Dhowaan ayay aheyd markii la shaaciyay in la helay kiisas tiro badan oo cudurkan gudaha dalkaasi Uganda iyadoo ay u geeriyoodeen dad kale.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>