Published On: Mon, Apr 13th, 2020

Tifaftirahii TV ga Qaranka Soomaaliya oo is-casilay kadib isku day dusha loogu saari.

Share This
Tags
Tifaftirahii Telefishinka Qaranka Soomaaliya SNTV, Feysal Muuse ayaa maanta shaaciyay inuu is casilay, kadib 3 sano oo uu howshan hayay.
 
Feysal Muuse ayaa sheegay in ujeedada is-casilaaddiisa asalkeedu ay tahay in aanu habayaraatee wax shaqo ah ku lahayn dooddii maalmahan la hadal hayey ee ku aaddaneyd warqad ogeysiis shaqaale gabdho wariyeyaal ah lagu dalbanayey oo fadeexad dhalisay.
 
Sidoo kale waxa uu sheegey in uu leeyahey mas’uuliyadda warqaddaas agaasimaha Telefishinka Qaranka oo ay xafiiskiisa ka soo baxday sida ku cad summadda warqaddaas, anigana waxaan sas weyn ka qabay luuqadda warqaddaas lagu qoray, sidaas sarteed ayana isku casiley.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>