Published On: Mon, Apr 13th, 2020

Rajo wacan oo laga muujiyey in la helo talaal looga hortago Caabuqa Korona feyrus (COVID-19).

Share This
Tags
Talaal loogu talagalay la dagaalanka Coronavirus ayaa lagu wadaa inuu diyaar noqdo bisha Sebtembar sida laga soo xigatay aqoonyahano ka howlgasha Jaamacadda Oxoford oo ah jaamacada ugu weyn dalka Britain
 
Professor Sarah Gilbert ayaa sheegatay in la wado isku dayo lagu sameynayo talaalka xanuunka Covid-19 loona baahan yahay in si tartiib-tartiib ah loo wado geeddi socodka soo saarista tallaalka.

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>