Xukuumada Soomaaliya oo cadeysay mawqifkeeda shirka magaalada Garoowe, kuna dhawaaqday.

admin
Read Time:43 Second

Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo matalaya wafdiga dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay arrimaha siyaasadda ee dalka, waxaana uu soo qaatay khilaafka u dhaxeeya Xukuumadda iyo Maamulka Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay in waxyaabaha u dhaxeeya labada dhinacba ay yihiin kuwa xal fudud laga gaari doono, isagoo sheegay in ay Puntland qeyb ka leedahay arrimaha siyaasiga ah ee waqtigan taagan, wuxuuna bogaadiyey shirka iyo waxyaabaha ay qabatay Puntland.

Madaxda Puntand, waxaan ka rajeynaynaa in ay caqabadaha ay sheegeen ee DFS ka tirsanayaan, in ay ku sheegtaan kuna gudbiyaan in lagu sheego siwalaalnimadii Iyo Wadajirkii Ummadda Soomaaliyeed waxyeeleyn, waxaa la yiri raadka ugu xun e dagaalada Sokeeye ka dhasha waxaa kamid ah Dagaalada Sokeeye Kalsooni darro iyo Is aaminaad la’aan, maadaama aan colaado kasoo baxnay waxaan u baahnahay in aan dib u soo celino” ayuu yiri Wasiirka arrimaha dibada.

0 0
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleppy
Sleppy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Next Post

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Subscribe US Now