Akhriso:-Dowladda Kenya oo Joojisay Kulankii Farmaajo iyo Uhuru Kenyata

admin
Read Time:12 Second

Dowladda Kenya ayaa dib u dhigtay kulan ay yeelan lahaayeen Madaxweynayaasha Soomaaliya, Kenya iyo Raisulwasaaraha Ethopia.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in cabsida Cudurka Carona-virus dartii loo baajiyay kulankii labadda Madaxweyne iyo Raisulwasaaraha Ethopia.

0 0
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleppy
Sleppy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Next Post

Dalka Danmark oo xiratay xaduudaheeda Caabuqa Corona awgiisa.

Dowladda Danmark ayaa xalay fiidkii ku dhawaaqday in guud ahaan ay xirtay xaduudaha dalkeeda, waxayna sheegtay in dalka keliya ay soo geli karaan dadka u dhashay. Shisheeyaha kalana laga doonayo in ay la yimaadaan sabab cad oo muhiim ah oo ay ku doonayaan in ay ku galaan dalkaasi. Mette Fredriksen, […]

Subscribe US Now