Professor cabdisalan Garaad Malla Dawladu Xaqbay Uleedahay Sugida Xuduudaha Dalka(waraysi)

admin
Read Time:39 Second

Professor Cabdiraxman Garaad Malla
Oo Bixiyey Waraysi Uu Kaga Hadlayo Arimo La xidhiidha Khilaafka Somalia iyo kenya Oo Aan Xidhiidh Wanaaagsan Lahayn Mudooyinkan Dambe
Sido kale wuxuu carabka ku adkeeyay in Dawlada Soomaaliya looga fadhiyo Doorashada Ay Sheegeen Inay Ku Qabtaan Wakhtigeeda
Dhanka Kale Waxa Uu  Dhaliil Ujeediyey Maamullada Qaar  inay Ku Fashil’Meen Wada Sahqaynta Dawlada Dhexe Lagana Rabay inay U Hogaan Samaaan Lashaqaynta Dawlada maadama Ay Dawladu Masuul Katahay Dalka Oo Dhan
Waxaan Bogaadinaaya Hawl galada Dawladu Ay Ka Wado Gobolka Gedo Waxaan Leehay Dawladu inay Xuduuda’Heeda Adkayso Waa mid Loo Baahan Yahay
Waxaan Layaabanahay Dadka Diidan Arintan Ee Dawlada Ku Dhaliilaya Gaynta Ciidamada Gobolka Gedo
Halkan Ka Daawo Waraysiga Professor C/salan Garaad Malla Oo Uu Layeeshay Wariye Faradhere

0 0
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleppy
Sleppy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Next Post

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Kafaalo qaaday Nolosha Qoyska. 

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay -Alle ha u naxariistee- Cabdinaasir Cabdulle Gacal oo ka tirsanaa Ciidanka Militariga dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha oo dul istaagay xaaladda caafimaad ee labo wiil oo mataanaha ah oo cisbitaalkan ay ku dhashay […]

Subscribe US Now