Maamulka Puntland oo hakad galiyey Shaqada Shirkadaha ka howlgala.

admin
Read Time:36 Second

Dowladda Puntland ayaa si rasmiya shaqada uga hakisay
dhammaan Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ku sugan
degaannada Puntland, inta laga hubinayo habsami-u-socodka Shaqadooda.

Qoraal ka
soo baxay Xafiiska wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo
Dhaqan-celinta Puntland dowladda Cawil Sheikh Xaamud Maxamed, ayaa lagu
hakiyay shaqada dhammaan Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo
Cumrada ee ku sugan degaannada Puntland, inta laga hubinayo habsami-u-socodka
Shaqadooda.

Wasiirka ayaa ku amray Shirkadaasi, in ay mudda 7 cisha gudahooda oo ka bilaabata maanta, ay ku yimaadan xarunta Wasaaradda, si loo hubiyo habsami-u-socodka Shaqadooda, waxaana uu ku hanjabay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono shirkaddii u hoggaansami wayda amarkaasi.

Hoos ka akhriso qoraalka Wasiirka

0 0
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleppy
Sleppy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Next Post

Ciidamadda Qaranka Somaliya oo la wareegay degaano dhowr ah oo kuyaala.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay holwgallo kala duwan ka sameeyeen tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose,halkaas oo sida la sheegay ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa waxaa ay sheegeen nay howlgalkooda uu ahaa mid qorsheysan ayna ku doonayeen […]

Subscribe US Now