DEG DEG:- Dil Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

admin

Wararka Idacada dalsan ay ka heleyso degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in goordhow halkaas uu ka dhacay dil iyada oo warar kala duwana ay kasoo baxayaan. Dilka ayaa ka dhacay halka loo yaqaan Jaayga Kaawa-gode una dhaxeysa Walaalaha iyo dhagaxa Turkiga,waxaana la sheegay in nin hubeysan uu rasaas ku […]

Subscribe US Now